Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Saraakiil katirsan Al Shabaab

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgal qorsheesan ka fuliyeen degmada Afgooye iyo deegaano ku dhaw dhaw, waxaana howlgalkaasi ciidamada kusoo qabteen saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Saraakiil katirsan dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Milatariga gacanta kusoo dhigeen labo sargaal oo Al Shabaab u qaabilsanaa sameynta qaraxyada iyo sidoo kale qorista … Continue reading Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Saraakiil katirsan Al Shabaab